Law ratifying the International Convention for the Prevention of Pollution from Ships 1973 (MARPOL)(No. 71 of 1989)
颁布于 1989-11-01 · 文本截至 2026-10-01
以研究形式发布的公开法律与官方指引,不构成法律、税务或金融建议。
研究内容本身以英文撰写。标题和标签已翻译,调查结果和引文未翻译。
关于这部法律
- 语言
- Somali
- 类型
- 法令
- 组织
- African Union (AU)
- 国家
- 索马里
- 主题
- Environment, Sea
- 关键词
- marine pollution, pollution control, international agreement-implementation, ratification
在哪里阅读
该法律没有记录来源链接。
文本
所收录的法律原文,按条款排列。每个条款都有自己的链接。
Convention for the Prevention of Pollution from Ships (MARPOL) 1974 www.somalilandlaw.com 747 Xeerka Madaxweynaha JDS lambar 71, taariikh 1.11.1989: Meelmarinta oggolaanshaha ku bitridda Heshiiska Caa lamiga ah ee ka hortagga wasakheynta biyaha badda ee ka yirnaada maraakiibta iyo borotokoolkiisa. MADAXWEYNAHA JDS/ MARKUU ARKAY: Qod. 67, faqradda 5 iyo Qod. 82, faq radda 4 ee Dastuurka; M.A.RKUU AR.KAY: Sharciga lambar 49 ee 23ka Disem ber 1984 oo ku saabsan wax ka beddelidadda Dastuurka; M.ARKUU ARKAY: Sharciga lambar 35 ee 1.11.1989 oo Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacbigu ku oggolaaday Heshiiska Xeerkan Ifu tilmaaman iyo borotokiisaba; MARKUU TIXGELIYEY: In ay lagama maarmaan ta hay in oggolaashaha ku biiridda Heshiiskan la meelmairyo; WUXUU SOO SAARAYAA Xeerka soo socda: Qod. laad Waxaa la meelmariyey oggolaanshaha ku biiridda JDS Heshiiska Caalamiga ah ee la xiriira ka hortagga wasakhey. nta biyaha badda ee ka yimaada maraakiibta oo lagu go'aan saday magaalada LONDON sannadka markuu ahaa 1973 iyo borotokoolka la xiriira ee 1978. Qod. 2aad Heshiiska iyo .Borotokoolka ku tilmaaman Qodobka sare waxay Dalka JDS ku yeelanayaan awood sharci ah. Qod. 3aad Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa. isla marka uu saxiixo Madaxweynaha, waxaana lagu soo saarayaa Faafinta Ra& miga ah ee Jamhuuriyad.da. Muqdisho, 1.11.1989 MADAXWEYNAHA JDS (Maxamed Siyaad Barre)