Skip to content
Nelum
Laws of Somalia

Law ratifying the International Convention for the Prevention of Pollution from Ships 1973 (MARPOL)(No. 71 of 1989)

Made 1989-11-01 · Text as of 2026-10-01

Public law and official guidance, published as research. Not legal, tax or financial advice.

About this law

Language
Somali
Kind
Act
Organisation
African Union (AU)
Country
Somalia
Subjects
Environment, Sea
Keywords
marine pollution, pollution control, international agreement-implementation, ratification

Where to read it

    No source link is recorded for this law.

Text

The law's own text, section by section, as held. Each section has its own link.

  1. Convention for the Prevention of Pollution from Ships (MARPOL) 1974 www.somalilandlaw.com 747 Xeerka Madaxweynaha JDS lambar 71, taariikh 1.11.1989: Meelmarinta oggolaanshaha ku bitridda Heshiiska Caa lamiga ah ee ka hortagga wasakheynta biyaha badda ee ka yirnaada maraakiibta iyo borotokoolkiisa. MADAXWEYNAHA JDS/ MARKUU ARKAY: Qod. 67, faqradda 5 iyo Qod. 82, faq radda 4 ee Dastuurka; M.A.RKUU AR.KAY: Sharciga lambar 49 ee 23ka Disem ber 1984 oo ku saabsan wax ka beddelidadda Dastuurka; M.ARKUU ARKAY: Sharciga lambar 35 ee 1.11.1989 oo Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacbigu ku oggolaaday Heshiiska Xeerkan Ifu tilmaaman iyo borotokiisaba; MARKUU TIXGELIYEY: In ay lagama maarmaan ta hay in oggolaashaha ku biiridda Heshiiskan la meelmairyo; WUXUU SOO SAARAYAA Xeerka soo socda: Qod. laad Waxaa la meelmariyey oggolaanshaha ku biiridda JDS Heshiiska Caalamiga ah ee la xiriira ka hortagga wasakhey. nta biyaha badda ee ka yimaada maraakiibta oo lagu go'aan saday magaalada LONDON sannadka markuu ahaa 1973 iyo borotokoolka la xiriira ee 1978. Qod. 2aad Heshiiska iyo .Borotokoolka ku tilmaaman Qodobka sare waxay Dalka JDS ku yeelanayaan awood sharci ah. Qod. 3aad Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa. isla marka uu saxiixo Madaxweynaha, waxaana lagu soo saarayaa Faafinta Ra& miga ah ee Jamhuuriyad.da. Muqdisho, 1.11.1989 MADAXWEYNAHA JDS (Maxamed Siyaad Barre)

Law ratifying the International Convention for the Prevention of Pollution from Ships 1973 (MARPOL)(No. 71 of 1989) · Nelum